User:Muhumed

Ka Wikipedia

Muhumed Ali[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaan ahay Soomaalilander degan dalka Nederland. Haddii ilaahjey jidhaa waxaan doonayaa inaan ka qeybqaato siddii loo dhisi lahaa af Soomaaliga oo iminka dhimasho ku sii socda. Haddii aan dhamaanteen gacmaha is qabsano oon wadda jir aasaaska afkeena hooyo u hagaajino, caruureenuna xuxuun ayey inaga shaxli.

Waarimeyside war hakaa hadho.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ku dhashey Somaliland, Hargeysa.

Dugsi sare: Dugsiga sare ee farsamada gacanta een Muqdisho.

Jaamacadda: Jaamacadda Ingineering ee Rotterdam qeybta Computer Engineering.

Shaqo: 7 sanoo waayoaragnimo Software Engineering ka.


Xidhiid[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Igala soo xishiidh a.muhumed@Gmail.com