User:Sakariye maxamed salax

Ka Wikipedia

waxuu kudhashay magalada muqdisho sanadka marku ahaa 1994 waxa uu ka bilaabay waxbarashadiisa isla magaaladaasi sanadka marku ahaa 2007dii ayuu kaso tagay waxuna soogaaray magalada c/waaq halkaasi oo uu markale waxbarashadisi dugsiga dhexe kabilaabay magalada c/waaq