User talk:Sakariye maxamed salax

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

sakariye maxamed salax[wax ka badal xogta]

waxa uu kudhashay kuna barbaaray magaalada muqdisho waxuu waxbarashadiisa ilaa iyo galaska 4aad kudhamaystay iskuul kuyala magaladaasi muqdisho, sanadka marku ahaa 2007 bishi 4 28dedi ayuu yimid magaalada caabudwaaq halkaasi oo uu dib uga bilaabay heerkiisii waxbarasho waxuna halkaasi kudhamaystay dugsi hoose ilaa iyo Form1 oo uu hada yahay waxuu hada kuhaminayaa inuu dhigto jamacad gar ahan kuliyada siyaasada, dhaqaale iyo engindrinimo INSHA ALLAH