User:Wanlawayn

Ka Wikipedia

Degmada Wanlawayn waa degmo ka tirsan gobolka Shabeel hoose jaho ahaan waxayn dhacdaa dhanka waqooyi bare ee gobolka shabeele hoose degmada Wanlawayn waxay caan ku tahay beeraha iyo xoolo dhaqashada degmada Wanlawayn waxaa dagan beelo ka tirsan Digilmirifle , mida kale waxaa jirto beel ka tirsan beesha Hawiye oo ku leh degaano hoos yimaado Degmada Wanlawayn sida , Leego , Yaaqbirawayn , Goobanle oo dhamaantooda hoos yimaadan degmada Wanlawayn , beelaha dagan degmada waxay kala yahiin

1:Shancaleemod waa beel ka tirsan beelaha ku abtirsado Digilmirifle ,beesha Shancaleemod waxay u kala baxdaa shan beelood oo kala ah sida t1


[[1 Erdho

2 Janbaluul

3Xiifmuge

4Barbaare

5 Daawle Cali

2 Hubeer waxaa kaloo dagan degmada beel kale iyadane ku abtirsato beelaha Digilmirife oo la yiraado Hubeer , HUbeer waxuu u kala baxaa 4afar beelood sida soo socoto

1Hayaame

2 Gaalbixis

3 Reer Reji

4Haraan


waxaa kaloo dagan beesha Galjecel oo ka tirsan beelaha Hawiye

1 Galjecel waxay u kala baxaan labo sida 

1Dirirsame

2Doorwaaq