User talk:Dabruube Mohamed

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Xaqirada iyo Xasidnimada Besha Bimaal[wax ka badal xogta]

Waxaan rabaa in iftimiyo Xaqirada iyo Xasidnimada ay cadi ka dhigten Bimaal ayna ku dhiraden luminta Aftirsamada Walalkoda. Besha Dabruube waa beel ka mid ah belaha dired, In kasto besha ay ledahay hal codow codogasow aan besha u o goleyn in ay ka mid ahto belaha dired inkasto u allah besha ka dhigay beel buxda kana madax banan beshaas oo aan magaceda aan hoose ku xusi dono , besha didan in walalkeda Dabruube Maxamed u aqansto in ay yihiin walalo balse In midba midka kale ka mid eheen ama ka madax banan yahay. Waa besha Bimaal marana ku bojeyneysa dabruube waa aderkena marana leh dabruuwbe waa bimaa jifo ka tirsan. Dabruube Maxamed iyo bimaal maxamed way siman yihiin ee maxaa kenay in la baabiyo qabil dhan aftirsamdisa laguna qanciyo in ay ka mid Yihiin bimaal. Lakin qofkii xaqira walalkisa asgana mawayo wax xaqira. Waxaan ku so gaba gabeyna Nabadonada caado qatayalka ah in wax is ka bedelaan ayna ilaa liyaan sharafta iyo besha iyo Nasabka Beshaa Dabruube Maxamed xinfitire maha Dir. Dabruube Mohamed (talk) 18:50, 10 Abriil 2016 (UTC)[reply]

xaqirada iyo Xasidnimada Besha Bimaal[wax ka badal xogta]

Beshaa Dabruube waa beel ka mid ah belaha dired, In kasto besha ay ledahay hal codow codogasow aan besha u o goleyn in ay ka mid ahto belaha dired inkasto u allah besha ka dhigay beel buxda kana madax banan beshaas oo aan magaceda aan hoose ku xusi dono , besha didan in walalkeda Dabruube Maxamed u aqansto in ay yihiin walalo balse In midba midka kale ka mid eheen ama ka madax banan yahay. Waa besha Bimaal marana ku bojeyneysa dabruube waa aderkena marana leh dabruuwbe waa bimaa jifo ka tirsan. Dabruube Maxamed iyo bimaal maxamed way siman yihiin ee maxaa kenay in la baabiyo qabil dhan aftirsamdisa laguna qanciyo in ay ka mid Yihiin bimaal. Lakin qofkii xaqira walalkisa asgana mawayo wax xaqira. Waxaan ku so gaba gabeyna Nabadonada caado qatayalka ah in wax is ka bedelaan ayna ilaa liyaan sharafta iyo besha iyo Nasabka Beshaa Dabruube Maxamed xinfitire maha Dir. Dabruube Mohamed (talk) 18:53, 10 Abriil 2016 (UTC)[reply]