User talk:Dagmada jawiil

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Degmada jawiil -wikipedia[wax ka badal xogta]

Jawiil waa degmo qadiimi ah degmada jawiil waa degmada shanaad ee gobalka Hiiran degmada jawiil waxay 32 km u jirta xarunta gobalka Hiiran Beledwayne degmada jawiil waxa u dhaw deeganka kalabayr oo 5 km u jiraa waana important places isku gudubka ganacsiga gobalad Somalia [2] Sido kale koofur Bari waxa ka xiga matabaan oo 41 km u jirta iyo guriceel degmada jawiil waxa mara wabi shabeele waxay ledahay dhul berad baxad wayn degmada waxay ledahay đŸ« schools and dugsi Qur'an waxa kaso wadan Karna jawiil primary and secondary school waxuu ku yala Xafada xawo tako Jawiil District (talk) ✓21:14, 12 Sebteembar 2017 (UTC) degm[reply]

Jawiil Wikipedia Jawiil District (talk) 01:01, 22 Sebteembar 2017 (UTC)[reply]

Jawiil Wikipedia (Af English-jawiil)

Degmada jawiil waa degmo qadiimi ah waxaay kamid tahay Shanta degmo we gobalka Hiiran waxaana xarunta gobalka Hiiran Beledwayne u jirta 32 km Jawiil District (talk) 01:02, 22 Sebteembar 2017 (UTC)[reply]