User talk:SOM TELL HELP
Hadal ku darAppearance
faalladii ugu dambaysay: 12 sannadood kahor ee Abshirdheere
Walaal waxaan arkay qoraal aad ku kordhisay laba maqaal kuwaasoo kala ah Galguduud iyo Caabudwaaq, marka habka aad adeegstay waa qaldanyahay sawirro waxaad u adeegsatay sida tiyaatarka addis abab iyo sawirro kale ee magaalada asmara ah marka ma wanaagsan in dadka la qaldo.