Wadno

Ka Wikipedia
Wadno

Wadno waa muruq dhiiga ku faafiyo Jirka oo dhan. Waxkasto oo ilaaheey abuuray oo dhiig iyo Xidid leh wadno ayoo leeyahay. Sida Shimbiraha, Xayawaanaadka, dadka, Bulaca ama Raha. Wadnaha waxoo ku yaalaa feeraha dhinaca bidixda, waxoona garaacaa, 60 ilaa 100 jeer halkii minit. Dhiiganeh waxoo gaaraa faryareeyda lugta ilaa madaxa. Wadnaha weeninkiisa, kuwa dadka ku yaalo, waa gacan la kuusay. Wadnaha waxoo leeyahay xidid Koronto ah oo kashaqeesiiso oo dhiiga ku faafiyo, korka biniaadanka iyo xayawaanaadka. Wadnaha waxaa ku daboolan feeraha oo ka sameesan laffo adag. Wadnaha marka oo dhiiga ku faafinaayo xididada, haddii oo duleelka wadnaha xirmo, waxaa dhici karto in laga qaado cudurada, dhiigshubka ah, ama qalalka, wadnaha neh woo istaagi karaa haddii oo dhiiga faafin waayo.

Garaaca wadnaha