War

Ka Wikipedia
Qolka warka laga soo tebiyo telfishanka Aljasiira

War (Af Ingiriis : News; Reer aw xasan waa beel kamid ah‎) waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal, muuqaal ama qoraal ah. Dunida maanta aad ayay casri u noqotey waxaana jira telefishano khaas u soo gudbiya wararka caalamka oo kali ah.[1] Kuwaasi waxaa ugu caansan:

Idaacadaha Soomaaliga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Idaacadaha dadka Soomaalidu ka heli jireen warka waxaa ugu caansan:

Linkiyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Oxford English Dictionary (online): Definition of "narrative"
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: