Waraabka

Ka Wikipedia
Waraabka cawska
Waraabinta dhul ku yaalo Turkiga

Waraabka waa marka biyo lugu shubo beeraha. Sababta lugu shubayo waa beeraha si ay u koraan (korid). Waraabka wuxuu ka iman kara webiga, gudubno, haro, xidheenka, biyoxireenka, biibiile, tuubo, kanaalka, biyo-mareenka, damiya, saydhaa, rushayn iyo godka biyo.