Warshada Sonkorta ee Jowhar

Ka Wikipedia
Nuuca ay samayn jirtay' oo ah nuuca Cad

Warshada Sonkorta ee Jowhar waa warshad oo soo saarto sonkor waxeena ku taalaa magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Warshadaan waxaa la sameeyay 1962kii. Waxa ay ahayd warshadda ugu wayn bariga afrika, awood waxay ulahayd inay sameeyso 3,000 Kiintaal oo qasabka sokorta laga sameeyo, waxa kaloo ay samayn jirtay sifaynta sokorta, waxay lahayd Rug shaybaar Kiimikada ah oo lagu baari jiray qasabka inta ay hawsha waddo, waxa ayna ku shaqayn jirtay Gaas-Dabiici oo laga soo saari jiray haraaga walxaha qasabka iyo miraha.

Beero 60-80 Hegtar ah ayaa qasabka lagu beeri jiray waxaana lagu soo rari jiray qasbka Tariin oo Talyaaniga lahaa oo Muqdisha ka soo bixi jiray jowharna alaab ka qaadi jiray waxaana maamuli jiray tariinka ninka lagu magacaabo Duca degli Abruzzi.

Tariinka iyo meelaha uu mari jiray[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Meelaha uu mari jiray tareenka
0 Muqdisho 0 m s.l.m.
Wabiga Wabiga Shabeelle
30 Afgooye 84 m s.l.m.
48 Busleey
66 Adaleey
92 Garsaale
Wabiga Wabiga Shabeelle
113 jowhar 108 m s.l.m.

Tareenkii isku xiri jiray Muqdisho iyo Jowhar (Villaggio Duca Degli Abruzzi)

anigoo ah abdullaahi andrey

waxaan rabaa in aan wax ka bedelo markii la dhisay warshadda sonkorta ee jowhar oo aad wax badan u dhexeyso waqtiga hadda lagu qoray (hadaba waxaa la dhisay warshadda jowhar sanadkii (1919) iyadoo aay si rasmi ah ugu qornaan jirtay marka aad galeyso dhismihii maamulka warshadda albaabkeeda iyo dhulkaba igala soo xiriira At hamsoow1@hotmail.com