Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland

Ka Wikipedia

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waa wasaarada dawlada Somaliland oo kormeerta xidhiidhka dibada ee Somaliland . Wasiirka hada jooga waa Yasin Xaaji Mohamoud .

Liiska Wasiirada Arimaha Dibada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Yuusuf Sheekh Cali Madar
  • Cismaan Cabdilaahi Jaamac
  • Maxamed Cabdi Dhinbil “Galbeedi”
  • Saleban Mohamoud Adan
  • Mohamoud Saed Fagadhe
  • Cabdixakiim Garaad Jaamac
  • Maxamed Saed Gees
  • 2003-2006 Edna Aadan Ismaaciil
  • 2006-2010 Cabdilaahi Maxamed Ducaale
  • 2010-2013 Mohammad Abdullahi Omar
  • 2013-2015 Mahamed Biixi Yoonis
  • 2015-2018 Dr. Sacad Cali Shire
  • 2018-present Yasin Xaaji Mohamoud “Faratoon”

Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraacyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]