Jump to content

Faysbuug

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Wejibuug)
Faysbuug
U dhexeeya dadka
ka ganacsaday sida
  • NASDAQFB
  • NASDAQ-100
  • S&P 100
  • S&P 500 Index
ISINUS30303M1027
ShirkadaInternet
La aasaasayFebraayo 4, 2004; 21 sanadood ka hor (2004-02-04)
Aasaasaha
Xarunta,
Meelaha loo adeegsaday
Maraykanka (2004–2005)
Caalamka oo dhan, marka laga reebo wadano dhowr ah (2005–hada)
Dadka muhiimka ah
Mark Zuckerberg
(Gudoomiye)
Sheryl Sandberg
(Sarkaalka maamulka)
Dakhliga122 Euro[1] (2015) Edit this on Wikidata
Tirada inta ka shaqeeso
18,770 (March 31, 2017)[2]
kaabayaashaInstagram
Facebook Messenger
WhatsApp
Oculus VR
Websitewww.facebook.com Edit this on Wikidata

Faysbuug waa shirkad weyn oo ka howlgasha bar-internet iyo bar bulsho u adeegta bulsho badan oo ku dhaqan meelo badan oo caalamka ah.[3][4] Shirkada Wejibuug waxaa xarunteeda ugu sareeysa ku taalaa Menlo Park, kalifornia. Shirkadani waxaa la aasaasay Febraayo 4, 2004, waxaana fikrada iska lahaa dhowr dhalinyaro ah oo ka mid yahay Mark Zuckerberg, Eduardo Saverin, Andrew McCollum, Dustin Moskovitz, iyo Chris Hughes.

Hordhac

Faysbuug waa bog wada xaajood ah, oo ka heli kartid saaxiibo cusub. 250.000 oo dad cusub ah, ayaa is diiwaangaliyo maalin kasto, soomaali gaareeso in ka badan Malaayin wey isticmaalaan. faysbuug waxaa laga leeyahay dalka Maraykanka, markii hore waxaa soo alifay, yar mareykan ah, oo la dhoho (Mark Zuckerberg), kadib neh Microsoft ayaa xoogaa ka gadatay, in kastoo (Mark Zuckerberg) oo diiday in oo wada gado bogga. Faysbuug qiimo waxoo ku fadhiyaa oo gaareeso, lacag billion oo dolarka mareykanka ah. Faysbuug waxaa la aasaasay 2004 dadka isticmaala waxaa lugu qiyaasaa 1 bilyann. Wadamada Bakistaan, Iran, Suuriya, Shiinaha iyo Fiyetnam ayaa joojiyay isticmaalka.

Sharaxaad

Faysbuug waxaa la sheegay in uu ka qayb qaatay kacdoono badan oo ka dhacay wadamada carabta oo qaarkood xukun ka looga tuuray madaxdii dalalka carbeed qaarkood. Soomalidu bilowgii faysbuug ga ma aysan isticmaali jirin balse waxii ka danbeyay 2009 ayay aad ugu soo biireen isticmaalka aalada facbook ee casriga ah.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

Facebook. May 5, 2017 (caawin)

Carlson, Nicholas (March 5, 2010_how-facebook-was-founded-2010-3. Soo qaatay March 23, 2017. (caawin[dead link][5]

  1. https://www.facebook.com/atepe.italia.
  2. "Company Info | Facebook Newsroom". Facebook. May 5, 2017.
  3. .
  4. name="A brief history"
  5. E