Wikipedia:Anshax

Ka Wikipedia

Anshaxu waa qeyb ka mid ah shuruucda qorista wax bedelka kookooban iyo wadahadalada ee Wikipedia, taasoo ah mid ka mid ah Shan walxood ee wikipedia. Wuxuu farayaa xeerka Anshaxa in dadku waajib ku tahay in ay uwada dhaqmaan si anshax leh dhexdooda. Waxaa sidookale ku waajib ah wax bedeleyaasha haba ahaatee marka lawada hadlayo dhowris habdhaqan wanaagsan iyo degganaan iyo anshax, arrinkaas waxaa weeye ilaalinta jawi iskaashi si loo gaaro danihii la doonayay kaasoo ah horumarinta waxa ku jira Wikipedia.