Wikipedia:Goob/Wararka/06/2013

Ka Wikipedia

xamar matagin warna iguma seegana from cartan cigaal....... Togoogiina intay kujiri lahaayeen Tubaha hadaadsanaadeen from Nuure xuubeey Nin Reerkoodu faqiir ahaan jiray suqaar gur lamayirahdo from Qanaanuf Xaaji iyo Geesaliqe iskumeel magalan from geesaliqe Dab xagaa laguma luguma Durko lagamana Durko from nuure xuubey

Jacaylkaafog jiro kuugu filan from Raage Diiriye Abwaanimo ma abuurisba mise waa iskayeel from Raage Diiriye  Ningumeysi kujiraa gartiisa mahelo from Raage Diiriye        Gogol Aadan lahayn iyo guri shisheeye midna laguma gam'o fro isla Raage

maansoyahan[wax ka badal xogta]

Umada iyo Dhulka soomaaliyeed waa mid soojireen ah inkastoo intii ay jirtay soomaalidu oo idil aan la oran karin ama aysan jirinba farloqoro ee lagu hadlijiray kaliya. Hadaba Kadib Markii laqoray Afka somaliga waxaa sifudud lagu helay waxyaabo ama taariikho kadhacay dhulkeena helintaankaas waxaa sahlay Gabayada Ama suugaanta sidookale dadku waykaladhaxli jireen Dhalinyaro ku. dhalinyaro jiil ka. jiil . Inkastoo aan lawada helin dhamaan wixii horay udhacay hadana hadaan suugaani jirin waxba lamaheleen. Sidaas darted suugaanyahanadu waxay nagamudanyihin tixgalin gaar ah.Cabdi diini jaamac(cabdiQolofey) waxa uu kamid ahaa Afmaalayaashii kucaan baxay gabayada kaladuwan waxa uu kudhashay Dhulka looyaqaan ciid wuxuuna kasoojeeday beesha sade lafta Siyaad xusseen . Alaha unaxariistee Cabdi waxa uudhintay sanadkii 2005tii asaga oo markaas cagaha galiyay sano 70aad