Wikipedia:Habaynta Maqaalada Cusub/Hordhac
Habaynta Maqaalada Cusub Boggani wuxuu gaar uyahay habaynta iyo hagaajinta maqaalada cusub taasoo aan ka mid noqon habka maqaalada cusub. iyadoo laga rabay maqaalada helay ahaanshaha maqaal cusb hadii ay suuroowdo habka hadda, taasoo laga eegayo taariikhda ay heshay ahaanshaha maqaal cusub. Habaynta Maqaalada Cusub
Soo jeedinta in maqaalka laga xayuubiyo ahaanshaha maqaal cusub
Usharixitaanka maqaalka dib uhabayn sidaan qor {{HMC}} Bogga wadahadalka ee maqaalka adigoo raacinaya sababta keentay in dib loo habeeyo boggaan. waxeey qaadan kartaa waqti si loo uruuriyo wadahadalka. Waxaa dhici doonta in maqaalka laga wareejiyo marxaladda ah habayn loona wareejiyo marxalad ah ka saaris hadii aaneey dhicin wax hagaajin ah ama wax ka soo horjeeda. hadii la isku raaco ka saarista ahaanshaha maqaal cusub, waxaa dhacaysa kasaaris {{Maqaal Cusub}} halkaas ee bogga maqaallo cusub, waxaana loo wareejinayaa Maqaallo Cusub Ee Hore. Habaynta waxaa lagu kaydiyey Kaydka. |
Bogaag ku saabsan maqaalada cusub
|