Wikipedia:Habka Maqaalada Cusub

Ka Wikipedia

Maqaallo Cusub waa maqaallo aan gaarin Habka maqaalada Xulka Ah. habka maqaalka cusub wuu ka yeryahay Maqaallo Xul Ah taasoo ka dhigan kuwa ugu wanaagsan maqaalada wikipedia.

Astaamaha maqaalada cusub[wax ka badal xogta]

Malaada cusub waxeey leeyihiin astaamahaan soo socda:

  1. Si wanaagsan loo qoray macanaha
    1. Qoraal muuqda, lakala dhig dhigay, xagga si fiicanna loo dodobeeyey.
  2. Sax ah lana hubiyey lehna Xog, waana mid
    1. Leh xigasho rasmi ah taasoo ah tarakoob ama xog waran taasoo aan ka imaan doonin wax khilaaf ah.
  3. Mid dabooli karta Waana
    1. Mid daboosha guud ahaan mowduuca [1]
    2. in ay ku ekaato mowduuca iyadoon galin wax faahfaahin ah.
    3. In uu noqdo maqaalka mid dhex dhexaad ah.
    4. aan noqon mid uu dagaal ka dhaco oo ah bedel farabadan ee la iskaga dambeeyo.
  4. hadii ay suuragal tahay waxaa lagu dari karaa Sawir [2]
    1. Adigoo ilaaliya xuquuqda milkiilaha qoraaga.
    2. sawir munaasib ku ah mowduuca. [3]

Maqaalada aan cusbayn[wax ka badal xogta]

Bogga tusmada leh lama aqbalayo iyo kuqa qabyada ah ama gumad ah.

Sidoo kale eeg[wax ka badal xogta]

  1. shuruudaha ugu fudud ee ah mid koobta Habka maqaalada Xulka Ah taasoo fududeeynayasa in ay daboosho dhaman dhiancyada.
  2. Lana gelin karo cod iyo video habka.
  3. Ka mid maaha shuruudaha maqaalka cusub in ay sawiro ku jiraan laakiin way fiicanatahay in lagu daro hadiiba la heli karo iyadoo leh xuquuqda faafinta.