Wikipedia:Habka maqaalada Xulka Ah

Ka Wikipedia
Xulka

Bogag ku saabsan maqaalada xulka ah

Waxay matalaysaa Maqaallo Xul ah shaqooyinka ugu wanaagsan ee insaykolobedhiyaha, taasoo ka dhigaysa qab qoraalka si xirfadeysan. sidoo kale hubinta habka caadiga ah ee wikipedia waana qaabkaan oo kale

  1. Si wanaagsan loo qoray dhenna aan u janjeerin.
    • Si xirfadeysanna loo qoray oo kala dhig dhigan.
    • Xaqiiqna ku salayasn .
    • Lehna Xigasho iyo tixraac
    • Dhexdhexaad si cadaalad ahna loo qoray.


Hadii uu kulansado maqaalka waxayaabihii la soo sheegay Wikipedia:Sharaxaada Maqaalada Xulka Ah Waxaa soconaya wadahadal codad taageera ah iyo kuwa diidma ah, hadii ay dhacdo in la isku raaco maqaalka waxaa la galinayaa bogga hore.

Sidoo kale eeg[wax ka badal xogta]

Template:FAPath