Wikipedia:Ilaalin

Ka Wikipedia
Codsashada Waardiyaha:

Bokiskaan gali magaca aad dooneeysid in lagaliyo waardiye Ilaalin adigoo gujinaya "Gudagal cosiga"


Codsashada ka saarista Waardiyaha:

Bokiskaan gali magaca aad dooneeysid in lagaliyo waardiye sproteggere adigoo gujinaya "Gudagal cosiga"


Codsi ilaalin kooba[wax ka badal xogta]

Asc maamulka, bogag badan oo ku jira Somali Wikipedia waxay la ildaran yihiin dad aan aqoon u lahayn oo ku ciyaaraya. Boga Qaramada Midoobay waxaa qoraalkii ku jirey ka badalay isla markana ku badalay magaciisa iyo meesha uu ku nool yahay IP gan 197.231.202.33. Waan hagaajiyey waxaana bogaas gashay shaqo iyo wakhti fadlan ku samee ilaalo kooban (semi protection) si cida gudaha ku jirta kali ah wax ka bedeli karto. Mahadsanid

Made4me (talk) 08:25, 23 Sebteembar 2015 (UTC)[reply]