Wikipedia:Ma Ogtahay

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Ma ogtahay waa mashruc loo sameeyey in ay dadku aqristaan macluumaadka ku jira kaasoo lagu soo bandhigo Bogga Hore maqaallo la isleeyahay waa fiicanyihiin ama waa umihim, sidoo kale waxay dhiiri galinaysaa hormarinta maqaalka si wax loogu kordhiyo ama wax looga saxo hadii ay jiraan wax qalad ah.

Fadlan ku dar wixii aad isleedahay waa mihiim si looga faaiideeysto, xusuusnoow in laguugu kalsoonaan doono sababtoo ah mashruucaan waxaa lagu soo bandhigayaa Bogga Hore.

Xusuusnoow inaad qorto maqaalka ciwaankiisa oo kaliya adigoo raacinayaa qoraal yar oo gaaban.

Bogga hore maqaalada ma ogtahay waxaa laga dhigay mid bil ah maxaayeelay lama heli karo ilaa iyo hadda maqaal maalinle ah sababtoo ah waxuu ubaahanyahay dadaal farabadan.

Hadii aad fakkar hayso waxaad ku sheegi kartaa halkaan.

Qaabkaan ayaad u qoraysaa macluumaadka:

Liiska[wax ka bedel xogta]

  1. Atom, Atomku waa wax yer oo ilmaqabata ah, waana qayb ka tirsan Maatarka waxaan ognahay in uu yahay maatarka wixii cufleh culaysnaleh meelmadhana buuxin kara.
  2. Maroodiga waa xaywaanka kaliya ee leh afar adin.