Wikipedia:Ma Ogtahay/Qiimayn/Kaydka
Appearance
F.G. Halkani waxaa ku jira qoraallo loogu talo galay in lagu soo ban dhigo bishiiba mar, maxaa yeelay waa la awoodi waayey in laga dhigo mid maalinle ah sababtoo ah maalin kasta la ma heli karo qoraal mana jirto cid isku howla shaqadaan faraha badan ee gaaraysa +365 Maalmood.
Halkaan hoose waxaa ku jira qoraalada bisha ah, hadii aad isleedahay maqaalkaan waxaa kaga haboon kan waad bedeli kartaa adigaa tix raacaya kuwii ka horeeyey qaabkooda si aanuu qalad u dhicin.
Halkaan hoose waxaa ku jira qoraalada bisha ah, hadii aad isleedahay maqaalkaan waxaa kaga haboon kan waad bedeli kartaa adigaa tix raacaya kuwii ka horeeyey qaabkooda si aanuu qalad u dhicin.