Wikipedia talk:ماكاو

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Bogga loo sii toosiyay

U sii toosi:

niyow aad baad u mahadsantahay, bagaan waxaan ka soo turjumay https://en.wikipedia.org/wiki/Macau waana magaalo muhiim ah, marka cilad farsamo awgeed ayay wax iiga qaldameen waliba qaybta wareejinta si aan ugu soo celiyo sideedii horan waan garan waayay, ee fadlan igu caawi soo celint bagaas makaw ee luqadaha badan ku turjunaa ana aan soomaaliga u turjumay, --shaqaaf 09:07, 26 Diseembar 2015 (UTC)

Waa ku salaamay sxb, [[Wikipedia:Macau]] qaabka sidaas ah lama ogola laakiin midka [[Macau]] waad soo ceshan kartaa ee aan tirtirkeeda dalbay, san kale magaca iska hubi iyo haddii maqaalkaas uu jiray... Mahadsanid. --Abshirdheere 13:12, 26 Diseembar 2015 (UTC)[reply]

waa runtaa laakiin[wax ka badal xogta]

wixi soomaalidu aysan magac u baxsan ama aktooda aan caan ka ahayn waa waa in sida englishka loo qoraa sida (Macau) oo kale wixii soomalidu wax u taqaan sida meeshii england ahayd inay ka dhigaan ingiriiska sida soomaalida loo badalo, ugu dambayn bagaas waan tiray gabiahaantiisa salaan --shaqaaf 14:55, 26 Diseembar 2015 (UTC)