Xaam

Ka Wikipedia
ilmaha nuux sida dadka qaa u arkaan

Xaam oo ay ku abtirsadaan xaamiyiinta waa xaam ina Nuuxwcayhi salaamaana wiilka ugu yar ilmaha Nabi nuux cw.

walaalihiis baa kala ah saam, yaafith, yaam

Asalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ereyga xaam ayaa ah dhulka madow luuqada Masaarida, luuqada yahuuda ayaa leh asalka xaam waa masar

Dhashiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

   waa aabaha nuubiyiinta (Suudaanta) iyo Baja
  • Aym 
    waa abaha qibdiyiinta 
  • Kancaan 
    waa aabaha xuriyiinta iyo jarjashiyiinta

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]