Xaar

Ka Wikipedia
Xaarka faras

Xaarka ama saxaradu waa beerdaraynka iyo qashinka jidhka oo dheeraad iyo xad-dhaaf ah oo nafaqada u baahnayn. Bilowgiisa waa cunto, iyo dhamaadka wuxuu ka baxa futada.