Xajar aswad

Ka Wikipedia
Black Stone.jpg

xajaru aswad (afka carabiga; الحجر الأسود) oo micno ahaan laga wado "dhagaxa madoow" waa dhagax qiimo aad u weyn ku leh muslimiinta agtooda, dhagaxaan ilaahay ayaa ka keenay janada, waxa uuna ku dhex jiraa gudaha kacbada, wuxuu Nabiga scw ku sheegay xadiis "xajaru aswadka wuxuu janada ka yimid asigoo ka cad caanaha waxaana madoobeeyay dambiyada banii aadanka" [1][2][3]

  1. رواه الترمذي عن ابن عباس. (صحيح) حديث رقم: 6756 في صحيح الجامع
  2. حديث نَزَلَ الْحَجَرُ الْأَسْوَدُ مِنَ الْجَنَّةِ، صحيح الترمذي Archived 2017-09-04 at the Wayback Machine
  3. صحيح الترمذي، حديث رقم 802