Xasuuqii Dhulbahante-Darwiish
Appearance
Qabiilka Dhulbahante waxaa la xasuuqay wakhtiga xilka Diiriye Guure. Waxaa xasuuqay Dhulbahante dawladdaha Xabashka, Ingiriiska, Talyaaniga iyo dadka raaci jirey. Qarnigga 19ka, tiradda Dhulbahante waxay ahaan Somali qabiilka ugu badaan qaranigaa Waan qabiilka uhu horeyy Ee Somaliyeed Ee laa,dagalmaa gumayste Dunida qaybo ka mida ah Soo gumaystay
Waxaa sii khaas ah ugu Jabay darwiishtaa Laboo jifiyood Waa -khair abdi Qayaad-Iyo Cali gari - Abaandullshii Labadaa Jifiyod waxay ahaayen Ismail mire iyo Mohamuud macalin cag-dhiig-Abaandullkii Koonfureed -,iyo kii waaqooyi