Xayla Siilaasi

Ka Wikipedia

Xayla Siilaasi (23 July 1892 – 27 August 1975), Waa anbaradoorkii ama Boqorkii ugu danbeeyay ee wadanka Itoobiya uu yeesho. waxa sirasmiya Boqor loogumagacaabay sanadkii 1928 kadib 2 sano waxa sirasmiya loogumagaacay Anbaradoor guud.waxa talada boqornimada lagaqaaday sanadkii 1974 kadib markii inqilaab uu wadanka kauqabsaday Mengista Xayle Maryam waxa laguxidhay qasrigiisii kadib waxa uu geeriyooday sanad kadib iyda oo aanwali la garanayn sababta keentay geerida Xayla siilaasi. waxa sirasmi ah loo aasay sanadkii 2000 kadib 25 sano markii uu dhintay.xayla siilaasi waxa uu ahaa Masiixi waliba ku ad adg oo kasoo jeeda kaniisada Orsodogiska ee itoobiya, waana kaniisada kali ah ee aaminsan in dadka rumaysani ay ilaaliyeen caqiidadii dhabta ahyd ee diinta masiixiga. waxa uu kaqayb qaatay aasaaskii Midowga afrika