Mengista Xayle Maryam

Ka Wikipedia
Mengiste xayle Maryam (1986)

Mengista Xayle Maryam waxaa uu ahaa madaxweynihii ugu horeeyay dalka Itoobiya, waxoona ahaa madaxweyne Shuuci ah taariikhda marka ee u dhaxeesay 1974 ilaa 1987.Ninkaan hadda waxoo dhuumasho ahaan ku noolyahay wadanka Simbaabwi. Mengista Xayle Maryam. waxa uu ahaa aasaasihii xisbigii shuuciga haa ee Itoobiya. waxa uu hogaaminayay wadanka Itoobiya xiligii Dagaalkii xoraynta ogaden ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya sanadkii 1977 waxa kale oo uu sabab u ahaa dhimashaddii Anbaradoorkii Itoobiya Xayla Siilaasi