Shuuciyad
Muuqaal

Shuuciyad (Af Ingiriis: communism; Af-Carabi: شيوعية) waa mabda siyaasadeed oo u jeededeedu ay tahay in mujtamacu uu gacanta kudhigo waxa kasta oo mujtamaca kusaabsan.shuuciyadu waxa ay kahadlaysaa isleekaan iyo in dadku waxkasta aywada yeeshaan sida hantida iyo waxyaabo badan ookale waxa ay kasoo horjeeda mabda siyaasadeed ee looyaqaano Liberalinimoda. aasaasihii amaba aabihii iskalahaa aasaaska fikrada shuuciyada waa Karl Marx. Faladimir Lenin ayaa ahaa cidii hirgelisay ee caalmka oodhan gaadhsiisay fikrada shuuciyada. shuucyada waxa hoos imaada Hantiwadaag.
Waqtigan xaadirka ah, 5ta waddan ee si rasmi ah isugu arka dowlado shuuci ah waa: Shiinaha, Kuuba, Waqooyiga Kuuriya, Fiyatnaam, iyo Laos.