Xoogaynta

Ka Wikipedia

Xoogaynta waxaa af ingiriis lagu dhahaa „abusive power”.


Marka ay dawladda adduunka ku hoos jirto Ilaahay, dadka oo dhammi waxay ku raaxaysan doonaan nabad oo waxay isula dhaqmi doonaan si naxariis iyo caddaalad ah. Ma jiri doonaan dagaallo, ma jiri doonaan ku takri fal awoodeed, iyo looma baahna in loo halgamo baahiyaha aasaasiga ah. Kitaabka Quduuska wuxuu ballan qaaday: “Mid kastaaba wuxuu hoos fadhiisan doonaa geedkiisa canabka ah iyo geedkiisa berdaha ah, oo ninna kama cabsiin doono iyaga.”