Yasmiin Warsame
Appearance
| Yasmin Warsame | |
|---|---|
| Magaca Saxda | ياسمين ابشير وارسم |
| Ku dhashay | Yasmiin Abshir Warsame May 5, 1976[1] Muqdisho, Soomaaliya[1] |
| Dhalsho | Kanada Soomaali |
| Shaqada | Moodel |
| Sanadaha Shaqada | 1997–hada |
| Modeling information | |
| Height | 5 ft 10 in (1.78 m)[1] |
| Hair color | Madow[1] |
| Eye color | Buuni[1] |
| Agency | IMG Models (New York, Bariis, Milan, London) Mega Model Agency (Hamburg) Next Model Management (Toronto)[2] |
Yasmiin Abshir Warsame (Af Soomaali : Yasmiin Abshir Warsame, Af Carabi: ياسمين ابشير ارسام; dhashay Maajo 5, 1976) waa moodel Kanada-Soomaali. Sanadkii 2004, waxaa loogu magac daray "Kanadiga ugu Quruxda Badan" codbixin ay sameysay majaladda Fashion. Waxay ku lahayd doorkeedii ugu horreeyey ee jilitaanka filimkii Khadar Ayderus Ahmed ee 2021-kii The Gravedigger's Wife.[3][4]
Filmografi
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Sanad | Magac | Doorka |
|---|---|---|
| 2013 | Canada's Next Top Model | Nafteeda |
| 2021 | The Gravedigger's Wife | Nasra |
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- 1 2 3 4 5 "Yasmin Warsame". Fashion Model Directory. Retrieved 29 July 2013.
- ↑ https://models.com/models/yasmin-warsame
- ↑ Yasmin Warsame On Connecting To 'The Gravedigger's Wife' | ETCanada.com Archived Oktoobar 23, 2021 // Wayback Machine.
- ↑ https://www.theguardian.com/film/2021/oct/15/film-somali-the-gravediggers-wife-khadar-ayderus-ahmed
Qeybaha:
- Date of birth not in Wikidata
- 1976 dhalasho
- Dad nool
- Qoomiyadda Soomaalida
- Qurbajoogta Kanada ee Maraykanka
- Moodelyasha dumarka Kanada
- Muslimiinta Kanada
- Moodelyasha IMG Models
- Dadka ka yimd Muqdisho
- Dadka ka yimid Magaalada New York
- Dadka ka yimd Toronto
- Muwaadiniin Soomaaliyeed oo u haajiray Kanada
- Qurbajoogta Soomaaliyeed ee Mareykanka
- Moodelyasha dumrka Soomaaliyeed
- Atariishayasha Soomaaliyeed
- Atariishayasha filimada Kanada
- Atariishayasha Madow ee Canada