Yuusuf Islaam

Ka Wikipedia
Yusuf Islam / Cat Stevens
File:Yuusuf islaam Images.jpg
Yuusuf hada iyo markii hore

Yuusuf Islaam (carabi يوسف إسلام ) waxa uu dhashay (21 luulyo 1948) dhalashaddiisa waa British inta uusan islaamin waxaa la dhihi jiray (Cat Stevens)

Koritaankiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magacii loo bixiyay markii la dhalay waa Steven Demetre Georgiou waxaana uu ku dhashay Magaalada London, waxaa iska dhalay hooyo Swedish ah iyo Aabe Asalkiisu yahay Giriig, hooyadiis iyo aabahiis waxey kala tageen isagoo 8 sano jira, kadib hooyadii ayuu u raacay Magaalada Yafil ee Sweden.

Howlihiisa Samafal[wax ka badal | wax ka badal xogta]

yuusuf Islaam waxa uu aas'aasay hay'ad xaga samafalka oo lagu magaabo ((Small kindness)), taas oo samafal gaarsiisa Agoonta iyo Dadka aan waxba heysan ee ku nool Afrika, Boosniya, Kosovo, Ciraaq.