Afarta xilli

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

[Wax ka bedel] Afarta xilli ee sanadka

Afarta Xili

Gu, Xagaa, Dayr iyo Jilaal waa afarta xilli uu ka koobanyahay sanadka soomaalida.


  • Gu (Spring) Waa xilli roobeed (Abriil, maajo iyo Juun).
  • Xagaa (Summer) waa waqti uu wadanka ka da'o roobab yaryar oo looyaqaano xagaa (Julaayo, Agosto iyo sebtembar).
  • Dayr (Automn) waa xiliga uu wadanka ka da'o roobab badan oo qaarkoodna geystaan biyo fatahaad badan (Oktoobar, Nofembar iyo Disembar ).
  • Jiilaal (Winter) Xiliga jiilaalka waa xiliga ugu kulul uguna qaleylka badan ( Janaayo, Febraayo iyo Maarso).
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale