Dayr (Carabi:الخريف, Ingiriis:Automn) waa mid ka mid ah afarta xili ee sanadka, waana xiliga uu wadanka ka da'o roobab badan oo qaarkoodna geystaan biyo fatahaad badan, waana bilaah (Oktoobar, Nofeembar iyo Diseembar).