Borotoon

Ka Wikipedia

Borotoon waa wax kamid ah Atomka eray ahaan waxaa loola jeedaa biloow iyagoo mooday Brotoon ka wax ka yar in aaney jirin Borotoonka waxa uu ku yaalaa Bu'da atomka waana Togan waxaana loo suntaa p, p+, N+ , Cufka Borotoon ka waxaa lagu qiyaasaa 1,6726231 × 10-27 kg Borotoonku waxa uu ka culusyahay Elektaroonka 1827jeer.

Borotoon Sumad p, p+, N+