Cabdiweli Sheekh

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Cabdiwali Sheekh Axmed)
Cabdiweli Sheekh Axmed

Abdiweli Sheikh Ahmed
عبدالولي الشيخ أحمد
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya
Hadda Xilka haya
Xilka qabtay
21 Diseembar 2013
Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud
Xil kaga horeeyey Cabdi Faarax Shirdoon
Xilka kaga dambeeyey Weli haya xilka
Faahfaahin ku saabsan shqasiyadda
Dhashay Oktoobar 1958 ( 65Jir)
Baardheere, Soomaaliya
Xisbiga Madax bannaan
Wax barasho Jaamacada Ummada Soomaaliyeed
Algonquin College
Jaamacadda
Otawa
Diinta Islam

Cabdiweli Sheekh Axmed (Af Ingiriis : Abdiweli Sheikh Ahmed, Af Carabi : ar‎; dhashay 1959), sidoo kale loo yaqaan Cabdiweli Sheekh Axmed max'ed,[1] waa Soomaali dhaqaale yahayn ah, diblumaasi siyaasi ah. waa Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.

Golaha Wasiirada

Golaga Xukuumadda Waa golaha wasiirada ee Dawladda federaalka Soomaaliya. Waxayna ka koobantahay wasiiro uu soo xulay Ra'iisul wasaareha.

Xubnaha golaha wasiirada

Waxaa la magacaabay November 4, 2012, Golaha wasiirada ee Dawladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waana sidaan

Xilka wasiirka Xafiiska jooga
Wasiirka arimaha dibadda + RW kuxigeen Fowsiyo Yussuf Haji Aadan
Wasiirka Gaashaan-dhigga Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi
Wasiiska Cadaaladda Abdullahi Abyan Nuur
Wasiirka Warfaafinta Abdullahi Alimoge Hirsi
Wasiirka Dib u-dhiska Muhayadin Mohamed
Wasiirka Macdinta & Biyaha Abdirisak Omar Mohamed
Wasiirka arimaha bulshada & Horumarinta Maryam Kassim
Wasiirka warshadaha & Ganacsiga Mohamud Ahmed Hassan
Wasiirka Maaliyadda & Qorshaynta Mohamud Hassan Suleiman
Wasiirka arimaha Gudaha & Amaanka Abdikarim Husein Guled


Xigasho

  1. (PDF). FAO http://rvfworkshop2011.files.wordpress.com/2011/02/list-of-workshop-participants.pdf. Soo qaatay 12 December 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

Waxabarashada


Hoggaanka Dalka
xilka kaga horeeyey
Cabdi Faarax Shirdoon
Ra'iisul wasaarayaashii Soomaaliya
2013–jooga
Talada Haya