Category:Webiyada Soomaaliya

Ka Wikipedia

horta soomaaliya waxee leedahay meelo badan oo biyo mareen ah oo ka soo bilaamo buuraha, gaar ahaan buuraha ku yaalo woqooyiga sida Golis iyo Sanaag. wabiyada biyo mareenka ah oo maro woqooyiga waxaa ka mid ah

  • Toga
  • Nugaal
  • Dharoor
  • Jaceel.
  • togdheer

Koonfurta soomaaliya wee leedahay meelo biyo mareen ah (sida wabi uroow),waxeena badankood ka soo jeexmaan wabiyada waaweyn.








Bogagga ku jira qeybta "Webiyada Soomaaliya"

waxaa meeshaan ku jira 4 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 4 gud ahaan.