Dadka Berberiga

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
calanka shacabka barbarka
Axmed Abutaalib, badhasaabka rotterdam

Dadka Berberiga waa shacab dagan wadamada waqooyiga Afrika waxa ay kukala baahsanyihiin lagabilaabo magaalda Siwa ee wadnkamasar ilaa Badweynta Atlaantik dhanka kale Bada Dhexe ilaa Wabiga NiJer badanaa barbarku waxa ay isku magacaabaan (Tamazight.) waxaanay shacabkani ku hadlaan Luqadaha Berberiga

dadka caanka ah ee kasoojeeda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Abd al-Qadir

halka uu magacu kasoojeedo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Waxa ay yurubiyuuntu shacabkan ugu yeedhijireen qarniyadii dhexe magaca (moors) waxaanay u eegtahay marka lagu dhawaaqo kalmada marookns waxaana laga yaabaa in ay katimi kalmada Mauritania. Masaaridii hore waxa ay ugu yeedhijireen magaca (ashshoosh) giriigii horena waxa ay dhihi jireen magaca (Mazyes) carabtuna waxa ay ugu yeedheen magaca barbar

Zinedine Zidane

wadamada ay kunoolyihiin[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]