Dowladda federaalka kumeelgaarka

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Dowladda federaalka kumeelgaarka ama DFKMG waxa ee eheed dowlad kumeelgaar ah oo caalamka u aqoonsaday jamhuuriyada soomaaliya ilaa 20 Agoosto 2012, markii ee dowlada xiligeeda dhamaatay waxaa badalay Dawladda federaalka Soomaaliya. Dowlada federaalka kumeelgaarka soomaaliya waxee eheed dowlad dagaal kula jirtay al shabaab si ee kuunfurta dalka ula wareegto, waxeena taageero ka heli jirtay Beesha caalamka, Midowga afrika mareykanka iyo Midowga Yurub. Kadib shirkii Kampala, Bishii juun 2011, waxaa DFG loogu daray waqti hal sano ah oo ku ekaa agoosto 2012.