Midowga afrika
Midawga afrikawaxaa loo soo gaabiyaa(ingirisiAU)luqadaha kale ee rasmiga ahna waxa loo soo gaabiyaa UA. waa urur caalami ah oo ka kooban 53 dawladood oo afrika ku yaala waxa la aasaasay midawgan 09/06/2002 kadib markii la baabiiyay midawgi ama magicii hore ee uu lahaa ururkani oo ahaa isutaga dawladaha afrika goaanada ugu waawayn waxa la qaataa inta lagujiro shirarka laqabto lixdii biloodba marka waxa kasooqaybgala ,madaxda rayslwasaarayaasha iyo boqorada shirgudoonka guud ee ururku waxa uu kuyaala magaalda Addis Abeba ee Itoobiya.
[Wax ka bedel] aragti guud
Waxa kamida waxyaabaha ay fuliyaan hay'adaha midawga afrika fududaynta iyo dadajinta isdhexgalka dhaqaalha iyo isufuranka dhaqaale ee wadamada qaarada afrika siloo horu mariyo dhaqaalha iyo siyaasada qaarada afrika.iyo sidii loo hormarinlahaa dhaqaalaha iyo amaanka qaarada afrika.
Midawga afrika waxa uu ka koobanyahay 2 qaybood oo kala ah mid maamul iyo siyaasadeed waxa looyaqaanaa fuliyaha ama goaan qaataha koobaad ee ururka gudoonka guud oo ah madaxda ama boqorada dawladaha qaybta labaad waa qaybta siyaasada gudoonka guud ee midawga afrika hada waxa haya madaxwaynaha Malaawi kaas oo loodoortay fadhigii afar iyo tobnaad ee ururka waxa kale oo jira baarlamaanka afrika 2010, Adis ababa waa caasimada maamul ee ururka
[Wax ka bedel] wadamada xubnaha ka ah
- Aljeeriya
- Angola
- Benin
- Botswana
- Burkina Faso
- Burundi
- Kamiruun
- Kab Ferde
- Xeebta Foolmaroodi
- Eratareya
- Gambia
- Ghana
- Itoobiya
- Jabuuti
- Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika
- Komoros
- Kiinya
- Koonfur Afrika
- Liberia
- Libya
- Madagascar
- Malaawi
- Mali
- Maroc
- Masar
- Musaanbiiq
- Namibie
- Nayjeeriya
- Niger
- Ruwanda
- Saambiya
- Saa'iir
- Sénégal
- Simbaabwi
- Soomaaliya
- Suudaan
- Tansaaniya
- Tchad
- Togo
- Tunisie
- Ugaandha
[Wax ka bedel] Wadamada laga joojiyay
- Marooko waxa ay iskaga baxday markii ay afrika aqoonsatay saxaraha galbeed
- Eratareya way iskaga baxday kadib markii cunaqabatayn lagu soo rogay
- Madagascar waxa la eryay kadib markii dagaalo iyo dhibaatoon ka dilaaceen
- gini kadib markii inqilaab kadhacay
- Maali iyana markii laga sameeyey afgambi
- [http://www.au.int/ Midowga Afr
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro |