Garoonka Diyaaradaha ee Bole

Ka Wikipedia
File:Addis Abeba Airport.jpg
Garoonka diyaaradaha Bole

Garoonka Bole wuxuu ku yaalaa Magaaladda Addis Abeba ee dalka Itoobiya. Garoonkaan Wuxuu ku yaalaa Xaafada Bole 18 Km Bariga Magaaladda iyo 65 Km Waqooyi Debre Zeyit. Garoonkaan waxaa la dhihi Jiray Xeyle Selaasi I Internatinal Airport. wuxuuna saldhig u yahay shirkada diyaaradaha ee Ethiopian Airlines. Garoonkaan waxaa isticmaala Diyaaradaha kala ah bmi, EgyptAir, Emirates Airline, KLM, Lufthansa, Sudan Airways iyo Turkish Airlines. waana Garoonka Lixaad ee ugu mashquulka badan Qaarada Afrika iyadoo ay ugu mashquul badan yihiin qaarada Afrika Garoomadaan OR Tambo International Airport, Cairo International Airport, Cape Town International Airport, Sharm el-Sheikh International Airport Iyo Hurghada International Airport (2008). Garoonkaan Waa kan ugu mashquulka badan Bariga Afrika.

Albaabada Garoonka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Garoonka wuxuu leeyahay laba Qeybood oo leh 11 Albaab Qeybta 1 aad waxey leedahay 5 Albaab halka ay qeybta labaad ka leedahay 6 Albaab.

Diyaaradaha iyo duulimaadyadooda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

{{Airport-dest-list |3rdcoltitle=Terminal

|BMI | Amman, London-Heathrow 1 |Daallo Airlines | Djibouti, Hargeisa 1 Djibouti Airlines Djibouti 2 EgyptAir Cairo 1 Emirates Airline Dubai, Entebbe 1 Ethiopian Airlines Abidjan, Abuja, Accra, Arba Minch, Asmara, Asosa, Axum, Awasa, Bahir Dar, Bahrain, Bamako, Bangkok-Suvarnabhumi, Beica, Beijing-Capital, Beirut, Brazzaville, Brussels, Bujumbura, Cairo, Conakry, Dakar, Dar es Salaam, Delhi, Dembidolo, Dessie, Djibouti, Dire Dawa, Douala, Dubai, Entebbe, Frankfurt, Gambela, Gode, Gore, Guangzhou, Harare, Hong Kong, Inda Selassie, Jeddah, Jijiga, Jimma, Jinka, Johannesburg, Kabri Dar, Khartoum, Kigali, Kilimanjaro, Kinshasa, Lagos, Lalibela, Libreville, Lilongwe, Lomé, London-Heathrow, Luanda, Lubumbashi, Lusaka, Mekane Selam, Mek'ele, Mizan Teferi, Mombasa, Monrovia, Mumbai, Nairobi, Ndjamena, Ouagadougu, Paris-Charles de Gaulle, Rome-Fiumicino, Riyadh, Shilavo, Stockholm-Arlanda, Tel Aviv, Tippi, Washington-Dulles, Zanzibar 2 Kenya Airways Djibouti, Nairobi 2 KLM Amsterdam 1 Lufthansa Frankfurt 1 Saudi Arabian Airlines Jeddah, Riyadh 1 Sudan Airways Khartoum 1 Turkish Airlines Istanbul-Ataturk 1 Yemenia Sana'a 1