Huang Xianfan

Ka Wikipedia
Huang Xianfan
professor jaamacadda Shiinaha
Maqac Huang Xianfan
Dhashay 13 Nofeembar 1899
Ku dhashay: Fusui, Shiinaha
Dhintay 18 Janaayo 1982
Kudhintay: Guilin, Shiinaha
Huang Xianfan 1932

Huang Xianfan(Fusui 13 Nofeembar 1899 - Guilin 18 Janaayo 1982), professor jaamacadda Shiinaha.Wuxuu dhashay taariikhdu markay aheyd 1899,wuxuuna ku dhashay Magaalada Fusui- ee Gobolka Guangxi, Shiinaha.Wuxuuna ifka uga tagay 9 caruur ah.

  • 1913–1921:Dugsiga Hoose,dhexe: Qujiu.
  • 1922–1926:Dugsiga macallin ee Nanning.
  • 1926–1935:Jaamacadda macallin ee Beijing( Beijing waa magaalo-madaxda dalka Shiinaha).
  • 1935–1937:Jaamacadda Tokyo(Tokyo waa magaalo-madaxda dalka Jabaan) ee Jabaan.
  • 1937–1938:wuxuu ahaa macallin dugsi sare ka dhiga juqraafi iyo taariikh ah.
  • 1938–1940:wuxuu ahaa macallin Jaamacadda ee Guangxi ah.
  • 1941–1942:wuxuu ahaa professor Jaamacadda ee SunJatsen ah.
  • 1943–1953:wuxuu ahaa professor Jaamacadda ee Guangxi ah.
  • 1954–1982:wuxuu ahaa professor Jaamacadda macallin ee Guangxi ah.

BUUGAAGTA UU QORAY: (PUBLICATIONS)[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • 1932–1934:Wuxuu qoray: Taariikh Shiinaha, Ⅰ-Ⅲ, Beijing.
  • 1957:Wuxuu qoray: Taariikh Zhuang,Nanning.