Ibraahim Wadani
Taariikh nololeedka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ibraahim Wadani waa aqoon yahan cilmiga bulshada, horumarinta bulshada, iyo u dhaq dhaqaaqa bulshada ku nool Nairobi-Kenya, Wadani waxa uu ka yimid Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Puntland Gaaroo, waa aqoon yahan khibrad iyo waayo aragnimo leh, sidoo kale waxa uu leeyahay xirfado.
Waxbarasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waddani waxa uu haystaa shahaadooyin ay ka mid yihiin.
Diploma: Horumarinta Bulshada iyo Shaqada Bulshada Diploma: Maamulka Mashruuca Diploma: Injineerinka Kumbuyuutarka Diploma: Luuqadda Ingiriisiga Diploma: Luuqadda Carabiga shahaadada: Luuqadda Faransiiska Shahaado: Xoghayn Shahaadada: Gargaarka degdega ah Sare (IGCSE ee Nairobi Kenya) Primary in Somalia
Luuqadaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waayo-aragnimo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ibrahim Ahmed Mohamud Aw-osman waxa uu kasoo shaqeeyay dalka Kenya gaar ahaan shaqooyinka la xiriira Qaxootiga iyo magangalya-doonka, sidoo kale waxa uu kasoo shaqeeyay hadana ka shaqeeyaa Soomaaliya, isla arrimaha la xiriira qaxootiga, magangalyadoonka, iyo barakacayaasha.