Jilib

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Magaalda Jilib waa magaalada ugu weyn Gobolka Jubbada Dhexe, isla markaana ah magaalo madaxdii hore ee Gobolka Jubbada Dhexe waxaa hoos yimaada tuulooyin badan, waxaa Daga qabiilka shiiqaal ,waxaa laga helaa degmada qabaa,il kale oon saas ugu badnayn degmada waxaana ka mid ah qabiilka jareer,biyomaal, gaaljecel , Jiida, Dabare, sheekhaal oo xoolo dhaqato iyo beeraleey iyo ganacsato. Magaaladani waxay caan ku tahay beeraha. waana magaalo dad aad u fara badani ay ku noolyihiin.waxaana nawaxigeeda ku yaalo warshaddii Mareeyey ee sokort iyo mashrucii faanole ee bariska waxayna ka kooban tahay 4 xafadood degmada jilib wa sidatan: 1faanoole 2bandar jadiid 3 holwadaag 4 waaberi. 4 tar xafadood ayey ka koban yahay waxana ku talo ka niisad iyo boondo weyn uu shinaha dhisay waxay ku talaa xafad oo magaceda la yirahdo manya gaabo magala wa shantaraal waxa isku marta 4 wada oo kabaxdo ama so gasho waxana waxa ku yala hoteelo iyo shirkadaha is garsiinta telphone nada sida adHormuud Nation iyo telkom hotelada wa Ganane iyo hotel homboy, hotel danwaa,iyo hotel guuleed waxa kalo jirta diinimadii dabka oo ku jirto tuulada malende jilib hoos timaado

W/Q: NUUR AXMED ISLAAM


Degmooyinka Gobolka Jubbada Dhexe Calanka Soomaaliya
Bu'aale · Dajuumo · Jilib · Saakow