Mareer
Ka Wikipedia
Mareer waa Miro yar yar oo orangi ama gaduud biyo biyo ah, waxoo ka baxaa koonfurta dalka Soomaaliya, geedka oo ka dhashto waa geed yar oo qodxo leh, mirahaan waa sida xabagta oo kale woo dhag dhagaa, waa miro la cuni karo.