Mas

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Couleuvre rayee qc.JPG

Mas ama Abeeso, waa bahal sun leh, oo ku nool, wadamada kulul. maska, lugo malahan, waxoo ku gurxadaa, xabadka. masaska wee kala duwanyihiin. mas waxaa yiro, canuuftamo, oo dadka indhoolo ka dhigo, mid waxaa jiro, suntiisa, 3 daqiiqo gudaheed ku dhiman kartid. maska, sunta waxoo ku leeyahay, labada mici ee ilkihiisa kaliya. dad ayaa cuno maska.

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale