Portal:Yurub/Maqaal xul ah/2

Ka Wikipedia

Midowga Yurub (Af Ingiriis : European Union; loo soo gaabiyo: (EU); Af Carabi : ar‎) waa urur midow siyaasad iyo dhaqaale kaasi oo ka dhexeeya dhamaan wadanada xubnaha ka ah midowga kuwaasi oo degan gobolo ka mid ah qaarada Yurub. Wadanada xubinta ka ah midowga waxay ku fadhiyaan dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 4,324,782 km2 (1,669,808 sq mi), halkaasi oo ay ku nool yihiin dad gaadhaya in ka badan 510 milyan. Wadanada ka tirsan Midowga Yurub waxaa ka mid ah: Austria, Belgium,Bulgaria, Croatia, Cyprus, Czech Republic, Denmark, Estonia, Finland, France, Germany, Greece, Hungary, Ireland, Italy, Latvia, Lithuania, Luxembourg, Malta, Netherlands, Poland, Portugal, Romania, Slovakia, Slovenia, Spain, Sweden, United Kingdom