Qurac Madoobe

Ka Wikipedia

Qurac-Madoobe waa tuulo ku taalo gobalka Shabeellaha Dhexe,waxayna ka tirsan tahy toolooyinka hooos yimaada degmada mahadaay,waxayna qiyaastii 13km,u jirta mahday,,waxayna ka xigtaa dhinaca qorax ka so bax waxa mara wadaada ka baxda mahadaay oo aada biya cade...tuulado waxay caan ku tahy xoolaha iyo beraha waana meel ku wanaagsan intaba waxaa ku yaalo goobaha kala duwan e lagu barto diinta dadku intoda badan waa xoolo dhaqato waa tuula aad u yar haddane dadkeeda ay wax badan ku soo biiriyaan dalka waana dad jecel nabada waxaana ka soo jeedo dad badan oo caan ka ah bulshada dhexdeeda sida:

1. dr luu gudoomiye ku xigeenka maxkamadda sare 2. c/qaadir cosoble maamulaha labada gobol 3.cali c/laahi xuseen gudomiyaha gobolka shabeelaha dhexe



Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Juquraafi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

==Beelaha== waxaa daga jufada warsangeli abgaal gaar ahaan gadiid iyo raceey

Dhaqaalaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]