Wikipedia:Requests for adminship

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Hadii aa rabto in aa noqoto maamulaha, waa ku saxsantahay in aa imaatay meeshaan.Qof kasto oo meeshaan wax ku darsado waxoo xaq u leeyahay in oo noqdo maamulaha.Sida aa ku noqoneesid maamulaha waa sidaan. Isticmaalada kale waa in aa taageero ka heshaa, waa in ee kugu taageeraan maamulnimada ama wixii aa aad codsaneesid.Markii aa taageero ka heshid waxaa imaanaayo isticmaale ah Bureaucrats, waa isticmaale awood u leh in oo dadka ka dhigo maamule, woona diidi karaa hadii aa codeynta ku guul dareesatid.

Qoraalka gudaha oo kooban

[Wax ka bedel] Is hubso intii aadan codsan

Waxaa jiro waxyaabo la rabo in aad iska hubisid intii aadan codsan maamulnimada.Marka hore, ha isku codsan maamulnimada hadii aa meeshaan joogtay wax ka yar 6 bilood ama hadii oo wax badalkaaga ka yar yahay 1000, sababtoo ah, wax badan ma ka fahmin sida ee wikipediyaha u shaqeeso iyo wax yaabaha la iska rabo in aa ka ogaato, mana la imaan waxyaabo aan kugu taageerno, mana la rabo oo kaliya in aad wax qortid ama saxdid, waxaa la iska rabaa in aad qoraalada xun ka tirtirtid oo ku qortid tirtir, waana in aad ka qeyb gashaa doodaha, mana la rabo in aa tiraahdo oo kaliya "woo saxsanyahay" waa in aa ra'yigaaga sheegataa.Si aa anaga taageero nooga heshid.

[Wax ka bedel] Sida aad u codeyneesid

===Hadii aa taageersantahay iyo hadii aa taageersaneen, sidaan u qor===
{{Waa taageersanahay‎}} ("ku qor sababta")
{{Ma taageersani}} (" ku qor sababta")
{{Dhexdhexaad‎}} ("ku qor sababta")

[Wax ka bedel] Af Soomaali

Waan idin salaamay,

Magacayga waa Maxamed I. Mursal waxaana ahay nin soomaali ah oo ku nool dalka Finland. Waxaan diyaar u ahay in aan wax ka geysto horumarinta bogan (wikipedia) afka soomaaliga ku qoran. Marka ugu horeysa waxaan tarjumilahaa bogagga hore si ay u soo korodho dadka maqaalada soo qora iyo dadka aqristaba. Hadii uu jiro qofkale oo ku hadla luqada soomaaliga oo raba in uu howshan waxka qabto waxaan ku dhiiri gelinlahaa in uu isa soo bandhigo.

Mahadsanidiin, Mohamed I. Mursal

Waad ku mahadsantihiin dhamaantiin. Waxaan filaayaa in aad howshan culus igu kaalmeyndoontaa --M. I. Mursal 00:05, 6 December 2006 (UTC)



Hello Mohamed I.Mursal asc,walaal aad ayaad iyo aad ayaad u mahadsantahay howsha adag ee aad luqunta ku xiratay waa mid loo baahanyahay runtii aniga waxaan jeclaan lahaa inaan howsha kula wado. mahasanid--Addoow 03:09, 11 Sebteembar 2008 (UTC)

[Wax ka bedel] In English

Hi,

My name is Mohamed I. Mursal and I am Somali native speaker who would like to contribute into the Somali wikipedia so.wikipedia.org. My first job will be to translate the wiki interface in order to attract more Somali language editors and users. About a week ago I e-mailed info at wikipedia dot org to ask the contact of the only sysop of the Somali wiki.

If there is another native speaker who is willing to do this job (sysop) then I will encourage coming forward, since we need some one to take responsibility for the administrative tasks of this site.

Thank you, --M. I. Mursal 22:49, 14 November 2006 (UTC) Mohamed I. Mursal

The voting has ended

Support

  1. Un locuteur somalien enfin (ce que je ne suis pas) ! / A Somali-speaker at last (which I am not) ! Baronnet 09:05, 16 November 2006 (UTC)
  2. I support Mimursal's bid to become an admin on the Somali Wikipedia, seeing the lack of leadership elsewise existant on the project. While I don't know Somali, so I can't officially say he's doing a good job, I can assume his contributions are valid based on his edit histories and his communications with me. -- Zanimum 14:27, 17 November 2006 (UTC)
  3. I'm not Somalian, but I'm willing to help Mimursal with translation tasks. I further suggest to give him bureaucrat rights. Helix84 17:08, 29 November 2006 (UTC)
  4. This site has been in a state of dormancy till your edits came along. You really seem to have a genuine interest in this Wiki project and I hope it will blossom. --Jose77 01:18, 30 November 2006 (UTC)

Against

  1. ...

I would like to thank everyone for their support. My work starts here and no one knows where it will end. --M. I. Mursal 00:05, 6 December 2006 (UTC)



Admin Membership Request in english

Hello my name is addow and i would like to contribute to the somali wikipedia section as much as i can. i am doing masters degree in a university and have a strong academic background on somali history,politics,social structure and so on. i speak somali ,englush,arabic and italian which i study now. there fore,i kindly request you to make me a member of the somali wikipedia adminstrators. thanks alot --Addoow 17:57, 10 Sebteembar 2008 (UTC)


Codsi ka mid noqosho in afsomali hello,magaceyga waa Addoow, waxaana jeclahay inaan qeyb ka geyso horumarinta webka wikipedia qebyta somaliga. waxaan diyaarinaya master degree ah ,waxaana aqoon u leeyahay taariikhda somalida,siyaasada iyo bulsho dhismeedka somalida. waxaan ku hadli karaa somali,ingriis,arabi iyo talyaani oo aan hadda barto. waxaan idinka codsanayaa inaan iga aqbashaan codsigeysa.--Addoow 18:06, 10 Sebteembar 2008 (UTC)

Admin Membership Request ENGLISH

Dear Adminstarators of Somali Wikipedia section,

My name is Adan. I am Somali student at the University of Minnesota.I speak Somali and English. I would like to contribute to the Somali Wikipedia and help it get bigger and better. Because of that I am respectifully requesting you to make me a member of the section's adminstrators.

Codsi Xubin Ka noqosho Af Soomaali

Ku: Xubnaha Wikipedia qaybta Af Somaliga,

Magacayga waxaa ladhahaa Adan. Waxaan arday ka ahay Jamacadda Minnasota ee wadanka marakaykanka. Waxaaan jeclaan lahaa inaan ka qayb qaato samaynta iyo huramarrinta wikipedia qaybtiisa Af Soomaaliga ah. Waxaan ku hadlaa labada luuqadood ee ingirisiga iyo Soomaaliga. Waxaan si sharafleh idiinka codsanayaa inaad iga aqbashaan codsigan.



Asalaamu Caleykum walaalayaal waxaan codsanayaa Admin of Somali wikipedia.... waxaan aqoon u leeyahay qeybtan IT da ama waxii computer guud ahaan ku saabsan Marka waxaan jeclaan lahaa in aa noqdo xubin awood leh... ¬¬¬Mahadsanidiin Mohamed Abdulle

[Wax ka bedel] Af somali

waa ku salaamay Maxamed I. Mursal, aniga waxaa ahay yar ku nool dalka denmark af soomaaliga neh aad u yaqaano, waxaa rabi lahaa in aa horumariyo af-ka soomaaliga, waxaa ku hadli karaa luqadaha kala ah af danishka iyo af ingriiska, bogyaalo badan neh af soomaali aa ku turjumay, waxaa rabi lahaa in aa noqdo maamulaha eebta soomaaliga. sida ugu dhakhsaha badan igu soo jawaab walaal Maax


[Wax ka bedel] So wiki

Hello, Hello, my name is saraar, and I'm mainly active on Somali Wikipedia is where I am not responsible and I want to become an editor and administrator, of Somalia Wikipedia. Somali Wikipedia needs of editors and administrators . Can you help me. thank you saraar 16:10, 12 Jun 2011 (UTC) Waxa aan ahay somali dagan wadanka Holland waxa aan wakhti badan kulumiyaa kobcinta baalka somaliga waxa aan ku hadli karaa luqado badan waxaan rabaa oo aan aad ugu baahnahay in aan maamulka qayb ka noqdo si ay iigu suurto gasho in aan kobcin iyo caawinaad badan siiyo bogan somaliga, waad mahadsantihiin saraar 16:10, 12 Jun 2011 (UTC)

Hallo saraar i'm the administrator here and you are not allowed to become administrator here! you have been blocked befor becouse of page blanking and false information about regions in somalia, maybe next time thank you. Maax 15:04, 12 Juun 2011 (UTC)

[Wax ka bedel] codsi somali

waxaa ka mid ahay maamulada qeybta soomaaliga, waxaa jiro waxyaabo oo aan sameyn karin. fadlan waxaa rabi lahaa wixii iga xiran in lee sii daayo mahadsanid. Maax 14:27, 11 Oktoobar 2011 (UTC)

[Wax ka bedel] Codsi Maamulnimada

Waxaa qeybtaan soomaaliga ka ahay maamule kumeelgaar ah, sidaas tarteed waxaa idinka codsanayaa in waqti dheeraad ah leegu daro, mahadsanid Maax 14:38, 11 Jannaayo 2012 (UTC)

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada