Xasan Guuleed Abtidoon

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Xasan Guuleed Abtidoon

Xasan Guuleed Abtidoon Waa madaxwaynih


allaha u naxariistee xasan guuleed abtidoon waxa uu ku dhashay sida la rumaysanayahay tuulada geerisa ee degamada lughaya ee gobolka awdal sannadkii 1919kii waxa uu ladhashay deheeye guuled iyo idiris guuleed xasan guuleed batidoon yaraantiisii wuxuu ku barbaaray magaalada qadiimka ah ee zaylac hal;kasoo sida lasheegay uu ku geeryooday aabihii guuleed abtidoon waxan lawareegay maasuuliyadooda daeerkood geele batal oo ahaa awoowgii madaxwaynaha jabuutiee hada ismaciil cumar geele, kadib markii waddamada reer yurub ay ku heshiiyeen in labaabi,iyo zaylac oo ganacsiga iyo xidhiidhka dibada laga jaro isla markaan loo wareejiyo jabuuti ayaa raggii uGu magaca waynaa xagga ganacsiga ee zaylac waxay ddhamaantood u digo rogteen magaalada jabbuuti taasina waxay keentay inay cidlowdo magaaladii zaylac.Allaha unaxariistee geelle batal waxa soo kaxaystay dhamaanab dad wixii ehel iyo qaraabo ahaayeen dadkaana w3axa kamid ahaa allaha unaxaristee xasan guuleed abtidon cilmi yusuf